Guddida Hawlgallinta Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasadda (Taskforce).

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta xarunta dhexe ee KDQ kulan ugu qabtay Guddida Hawlgallinta Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasadda (Taskforce).

Komishanku waxay warbixin ka siiyeen halkay marayaan hawlaha doorashooyinku, sidoo kale waxay si wadajir u tiriyeen una hubiyeen  kaadhadhkii diiwaangelinta 2023 ee soo noqday.

Next Post

No items found.