Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta Musharixiinta Madaxweynaha iyo Kuxigeenka Madaxweynaha ee seddex Xisbi Qaran uga qaybgalaya doorashada Madaxtooyada guddoonsiiyey Shahaadada Musharaxnimo Ee November13 2024