Weftiga Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ee gobalka Awdal oo ay hogaaminayaan Gud-Kuxigeenka KDQ Mud: Axmed Cismaan Xasan iyo Komishineer Ibraahim Macalin Aadan oo ay wehilayaan xubnaha Guddida Hawlgalinta Ururrada/Xisbiyada (Taskforce) ayaa waxay safar shaqo ku tageen Gobalka Awdal iyo Salal . Ujeedka safarka ayaa ahaa sahaminta iyo xog-ururrinta goobaha codbixinta ee gobolada dalka JSL.
Weftiga KDQ waxay kulamo la yeesheen Guddida Amniga Gobolka Awdal oo uu hogaaminayo Badhasaabka Gobalka Awdal iyo Taliyayaasha Ciidamada kala duwan.