Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta qabtay xaflad ay Madaxda Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasadda JSL ay ku saxeexeen Xeerka Hab-dhaqanka iyo Anshaxa Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Xisbiyada Qaranka JSL ee 13 November 2024